City News

Doorka Dhallinyarada Soomaaliyeed ay ka qaadan karaan la dagaalanka Khawaarijta iyo Ciribtirka fikirka xagjirka ah.

Muqdisho Axad Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Md Omar Faruk ayaa ka qeyb galay Dood Cilmiyeed lagu gorfeynayay Doorka Dhalinyarada Soomaaliyeed ay ka qaadan karaan La dagaalanka Khawaarijta iyo Cirib Tirka Fikirka Xagjirka ah. Kulanka ayaa waxaa iska kaashaday qabsoomidiisa Xarunta Qaran ee Tubsan iyo The Higher Institute for Security Studies, waxaana lagu qabtay Xarunta Macadka. […]

Read more

Qaban-qaabada Munaasabadda Afur Wadareedka Dhallinyarada Gobolka Banaadir

Muqdisho 21-Maarso-2025:  Guddoomiyaha Dhallinyarada Gobalka Banaadir Md. Cumar Cabdiraxmaan Macow Omar Faruk ayaa Gudigii Qaban Qaabada iyo Shirkadihii qeybta ka ahaa Munaasabadii Afur Wadareedka ay Dhalinyarada Gobolka Banaadir ku bogaadiyay kaalintii hagar la’aaneed ee ay ka qaateen intii lagu guda jiray diyaarinta Munaasabada, waxaana la gudoonsiiyay Shahaado sharafyo ay ku muteesteen doorkooda howlkarnimo ee lama […]

Read more