Doorka Dhallinyarada Soomaaliyeed ay ka qaadan karaan la dagaalanka Khawaarijta iyo Ciribtirka fikirka xagjirka ah.
Muqdisho Axad Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Md Omar Faruk ayaa ka qeyb galay Dood Cilmiyeed lagu gorfeynayay Doorka Dhalinyarada Soomaaliyeed ay ka qaadan karaan La dagaalanka Khawaarijta iyo Cirib Tirka Fikirka Xagjirka ah. Kulanka ayaa waxaa iska kaashaday qabsoomidiisa Xarunta Qaran ee Tubsan iyo The Higher Institute for Security Studies, waxaana lagu qabtay Xarunta Macadka. […]